Duale Public Notary and Real State
My blogs
| Industry | Real Estate |
|---|---|
| Location | jigjiga, Ethiopia |
| Introduction | Adeegyada nootaayada sharciga ah ee Duale Notary and Real State waxaad ka helaysaa. -Samaynta iyo sugida Cadaymaha Kala wareejinta hantida guurtada iyo maguurtada ah sida baabuurta, beeraha, jagooyinka iyo guryaha. -Sameynta iyo sugidda caddeymaha heshiishyada sharciga ah. -Sameynta iyo sugidda dardaaranada iyo heshiisyada. -Sameynta iyo sugidda cadaynta lahaanshaha iyo isla lahaanshaha hantida iyo agabyada. -Sugidda iyo sameynta cadaynta dhaxalka iyo dhaxal qeybinta. -Sugidda dukumintiyada saxda ah (True copy). -Samaynta iyo sugida cadaymaha heshiisyada (contracts) ka. #shaqooyinka dheeriga ah - Diyaarinta xeerarka shirkadaha yar yar. -Diyaarinta xeer hoosaadyada ururada NGOs. -Diyaarinta xeerarka ururada samafalka. -Tarjumidda dukumintiyada. -Diyaarinta tikidhada aroosyada iyo xafladaha. Faahfaahin intaa dheeri ah: +252-63 4464208 ama +251915209679 |
| Interests | writing and reading |

