Abdullahi Hussein
My blogs
| Introduction | Waxaan nahay muwaadiniin Soomaaliyeed oo jecel dadkooda iyo dalkooda Soomaaliyeed. Waxaan go'aansaney in aan qorno blog-gan si aan u bixino warbixin furan oo daacad ah oo ku saabsan dhacdooyinka ka dhacaya Soomaaliya, iyo dhammaan aduunka wixii saameyn nagu leh. Waxaan nahay qorayaal iyo saxafi, waxaana ballan qaadaynaa in aan mar walba akhristayaasheena u soo gudbin doono arimaha cimilada siyaasada iyo iwm. si sax ah oo ay taageerayaan ilo lagu kalsoon yahay. |
|---|

