Xildhiban Publications

My blogs

About me

Gender Male
Introduction Qoraha Buugga C/casiis Cali Ibrahim "Xildhiban" wuxuu ku dhashay isla markaana ku barbaaray magaalada Muqdisho, wuxuuna waxbarashadiisii Quraanka iyo Dugsiyadii Hoose, Dhexe iyo Sare-ba ku dhameystay magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka bartay culuunta Siyaasadda, gaar ahaan, Focolta' Sceinze Politiche e' Relazione Internationale, Universita' della Studi di Firenze ee dalka Talyaaniga. Sii Akhri